Friday 20 November 2009

Nin Ganacsate ah oo xalay lagu dilay Magaalada Bosaso

Ninkan Ganacsatada ah oo lagu magacaabi jirey Siciid Heeryo oo ahaa Dulaal kala Dulaala Ganacsika ayaa Xalay Lagu Dilay agagaarka Hotel Hureese ee Magalada Bosaso , Marxumkan Ayaa Kasoo jeeda Deegaan ahaan Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari.


Magaalada Bosaso ayaa Maalmihi gu danbeeyay waxa kadhacay Dilal kaladuwan oo uu ugu danbeyay Dilkii Gudoomiyihi Maxkamada Darajada Koowaad ee Gobolka Bari Shiikh Maxamed cabdi Awaare.


iskusoo wada duuboo dilalkan Qorsheynsan ayaanan wali lagaranayn Dadka kadanbeeyay , wararkaas oo faahfaahsan insha alah Dib ayan idinka soo shegi doonaa.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...