Saturday 19 December 2009

Puntlandi.com ayaa maanta heley warar xaqiiqa oo aan ka helney dad wargala.


Gaalkacyo(Puntlandi.com) Dilalkii goos goosgooska ahaa ee ka dhacey gaalkacyo ayaa la xaqiijiyey iney ku lug lahaayeen weerarkii lagu qaadey masjidka alhuda ee gaalkacyo.weerarka masjidka ayaa waxaa ka dambeeyey nin kasoo jeeda gobolka Bay(Baydhabo) wuxuuna doonayey inuu dilo dad kasoo jeeda isla gobolkaas.
Hadaba waxaa jira sida aan xog ku helney ku dhow dadka la diley iyo kuwo kale oo baqsan oo iyana kasoo jeeda gobolada koonfureed in dadka wax ugaarsanaya ay yihiin dad laga soo direy magaalada Baydhabo,oo Al-shabaabka Baydhabo soo direen.
Nimankaan la soo direy iney dilaan dadka reer baydhabo iyo nawaaxigeeda ee ku sugan Puntland ayaa waxey tahey qorshe dhalinyarada Reer Bay loogu soo celinayo Goboladooda si ay ugu biiraan Al-shabaabka Bay.oo ciidan la´aan ka jirto waa sida naloo sheegayey.
Nin kasoo jeeda deegaanka Baydhabo oo noo waramey ayaa xaqiiqda noo sheegey.

Wali baaritaan dheeer baan ku jirnaa bal inaan soo ogaano xogta rasmiga ah. iyo wareysiyo hadii dadka noowaramey ay naga ogolaadaan.


Xafiiska wararka Puntlandi.com
Gaalkacyo
puntland@puntlandi.com

admin on December 19 2009 00:01:37 · 21 Comments ·
Comments
Page 1 of 3: 123
#1 | Godeyboy on December 19 2009 05:03:56
waxayrabaan bay iska sheegayaan. PISta dadka ay laysay waliba sida fooshaxun u laysay yaa hada leedihiin iyagaa isdilaaya. wataa dhagar walee xaqaa shaqayn
#2 | Geediga wada on December 19 2009 09:00:31
Alla subxaanahi watacaala lama dhagri karo, dhagar kastoo lagalo, waxaa ka dambeeyo burbur iyo baaba, hadii waxii dhacey aad sidaan u sharxdeen, waxaaad ka mid tihiin dambiilayaal dagaal, Farooole iyo reer puntland meesheey mareen ayaad marteen. sidaas isu dhaama , xaqiida been haka sheegina...
#3 | samatar on December 19 2009 09:59:49
aniga waxaan umalenayaa iney dadkaan layeen PISta maxaa yeelay waaya dahweed waateey xaladooda khatar gashay oola damcay in lakal ****ceeb isku xisho*o si ay marka mansabkooda usii hestaan beey ababuleen arintaan in dadka layaan qaraxyo sameyaan kadibna dhahanh waa dadka aksoo qaxay konfurta oo nabada idiin diidan si dadku ugu kacan kadibna ay iyaga shaqadoodi iyo ka ganacsigoodi dadka usii wataan oo loo arko dad amniga ka shaqenaya marka iyaga waxanoo amshaakil ah ka danbeya
#4 | wardheere on December 19 2009 10:37:19
aniga waxeey ila tahay in eey kadanbeeyso gacan shisheeye iyo idaacadaha la adeeygsado oo eey hormuud katahay bbc
#5 | dhul mara on December 19 2009 11:21:05
mar kuwwd salaan, bacda salaan waxaan anigu layaabay dad dad kale oo aan waxba dhimin dilaya oo wax u geysanaya. war maa rabi laga cabsado oo loo toobad keeno somali dhib wey ka dheregtay. anigu waxa qabiil ladhaho ma jecli. umada somaliyeed wa walaalo oo sheydaan baa ka dhex shaqeeni suxanalaah ya ribi. dadkan wax dili waa sheydaan bini aadam ah oo dad iska soo dhigay ee iska qabta hadii aan sheydaan laga cowdu bileysan kaa tagi maayo ee sheydaanka iska qabta ayaan oran laaha.

waxaan maqli jiray tuug lama helo ee walaalkiis ayaa lahelaa. waxaan oranayaa dadkaan dadka kale eeda aysan laheen dusha ka saari rabi ka baqa oo waxa san ka shaqeeya umado waa hal hal rabi ayey leyihiin.

midakalena waxaan orani puntland waa wadan somaliyeed oo looma baahna in waxaas oo kale ka dhacaan. dhamaan umada joogtaa ama bay ama bokool meeshey rabaan ha ka yimadaan waa umad rer puntland ah oo umodo ayey ku nolayeen qeebna weyba ku dhasheen ayaga ayaa iska leh puntland oo cid ka sheegan kartaa malaha. puntland waxa iska leh qof kasta oo somali ah oo rabi ka baqi oo nabada jecel somali waa somali somaliya somali baa leh.

marka waxaan u sheegi umada somaliyeed in ay nabadooda ka shaqeyaan oo meeshi nabad ah nabadeeda adkeyaan. oo aan cidna la edeen oo la oaran rer puntland waxaas ayey sameyeen ama bokool ayaa waxaas sameysay waxa fiican sheega oo waxa xun ka hortaga idinka o isku dooban oo walaal ah ooo aan is xasdeynin. maanta somali xasad iyo munaafiqnimo ayaa ka badatahy.

allow somali u naxariiso oo yaa rabi si jecleysii amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
#6 | Puntlander on December 19 2009 13:34:45
Galmudug ayaa laga soo abaabulay qorshahan, waxaana abaabulkeeda ka dambeeya odayaasha sheegta Beelaha H oo waayahan suuqa qeeylo dhaanka ka maqnaa. Si eey u soo celiyaan mashruucoodii isir naceeybka ku saleeysnaa ayeey bilaabeen ineey qalqal aan meel fog jirin dhaqaalo ku bixiyaan. Reer Galmudug waxaan kula talin lahaa ineey ka fiirsadaan dhagarta Xaad iyo Diiriye ilaashadaana nabada eey maatadooda heestaan.
#7 | puntland on December 19 2009 13:59:06
asc waxaan layaabaa dadkaan maskaxdo madoobaatay war kala bax afka faroore iyo puntland waqaad eedaaye
#8 | dhul mar on December 19 2009 14:07:05
puntland walaalo is deji cid aad puntland ka leedahay majirto yaa. faroole hadii wax laga sheego ma dhib baa ku jirto qofka xumaantiisa iyo wanagiisa waa la xusi. faroole haduu waxsan sameeyo waanu ku amaani haduu wax xun sameeyo waanu canaanan oo dheliin ayaanu u soo jeedin hadaanu nahnay umada rer puntland meel kasto oo anu joogno.
#9 | Caqli Ugaadeen on December 19 2009 15:05:21
In dhowaydba Ugaadeen, sid Godayboy, sheeg-sheegida xumaanta walaalahood Reer Puntland waa u tafa-xayteen. Puntland bashing from Ogadenis has become a norm those days. Markii la is waydiiyay, wax maxay Puntland Ugaadeen u dhintay, Jawaabtu waxay noqotay: ONL iyo Ethiopia in ay ku dhex-dagaalamaan bay diideen! Cajiib
#10 | Cagli Ugaadeen on December 19 2009 15:09:56
Ugaadeen dhaqankii wanaagsanaa ee naga dhexeeyay yaysan ka boodin, hadii wiilal ONL la xiray, miyaysan ahayn in aad garataan in ONL wixii dagaal hubaysan ah in ay ku ekeeyaan xadkooda. Puntland iyo dadkeeduba qofkii aan dhib wadin waxba ugaysan mayaan. Ugaadeen intaas garo. Xumaatana ka ku qorinina website-yada. dadka qalbigiisana ha la isu soo jiido
Puntlandi.com ayaa maanta heley warar xaqiiqa oo aan ka helney dad wargala.


Gaalkacyo(Puntlandi.com) Dilalkii goos goosgooska ahaa ee ka dhacey gaalkacyo ayaa la xaqiijiyey iney ku lug lahaayeen weerarkii lagu qaadey masjidka alhuda ee gaalkacyo.weerarka masjidka ayaa waxaa ka dambeeyey nin kasoo jeeda gobolka Bay(Baydhabo) wuxuuna doonayey inuu dilo dad kasoo jeeda isla gobolkaas.
Hadaba waxaa jira sida aan xog ku helney ku dhow dadka la diley iyo kuwo kale oo baqsan oo iyana kasoo jeeda gobolada koonfureed in dadka wax ugaarsanaya ay yihiin dad laga soo direy magaalada Baydhabo,oo Al-shabaabka Baydhabo soo direen.
Nimankaan la soo direy iney dilaan dadka reer baydhabo iyo nawaaxigeeda ee ku sugan Puntland ayaa waxey tahey qorshe dhalinyarada Reer Bay loogu soo celinayo Goboladooda si ay ugu biiraan Al-shabaabka Bay.oo ciidan la´aan ka jirto waa sida naloo sheegayey.
Nin kasoo jeeda deegaanka Baydhabo oo noo waramey ayaa xaqiiqda noo sheegey.

Wali baaritaan dheeer baan ku jirnaa bal inaan soo ogaano xogta rasmiga ah. iyo wareysiyo hadii dadka noowaramey ay naga ogolaadaan.


Xafiiska wararka Puntlandi.com
Gaalkacyo
puntland@puntlandi.com

admin on December 19 2009 00:01:37 · 21 Comments ·
Comments
Page 2 of 3: 123
#11 | Jawaab Dhul Mar on December 19 2009 15:14:03
Mr. Dhul Mar:
Faroole waa amiirka Puntland, xumaantiisa in la sheego ma ogolin, hadii aan doonaysid in aad wax saxdid, isticmaal goleyaal kale (other forums), Hadii aan Faroole halkan ku soo qaadid waa laguu jawaabayaa, Waliba hadii aad tahay nin Reer Puntland ah, waxaan ku leenahay ceeb-Alle-Ku bad (shame on you) dadka ceebtiisa lama sheego dugaagyohow intaas garo
#12 | ahmed yare on December 19 2009 15:48:55
waxaan puntland neuws idiin kula talinayaa inaad iska qabaaan dadka waxa qaldan idin soo qoraayo inaad raadisan cumbutar ib adreeskiisa markaasna soo qabtaan waayo dad af xun baa wax idin soo qoraaayo idinka oo ka shaqeynayo inaad gaarsiisan bulashada waraka ugu danbeeyo marka waa qald dadka edabta daran ee ka imaadey koonfurta iney waxaas oo kale idin asoo qoraan waa inaad gacan birleh ku qabtaan dadkaas edabta daran
#13 | WADANI on December 19 2009 16:21:35
YOU DIT GOOD JOB MR ILKACASE
#14 | Godeyboy on December 19 2009 16:49:11
A/C walaal mafiicna in la caayo qabiil. shaqsi wuu qaldami karaa laakiin qabiilkoo dhan ma qaldamikaraan. hadii Faroole uu dambi dad masaakiin ah dambi ka galay oo mid u xiran iyo mid uu dhiibay Ethopia iyo mid uu xabsiyada ku laayo hadana uu dhaho iyagaa islaayay waxayna ka imaadeen BAY & Bakool micnaheeda ma aha in ay fikirkaas xun la qabaan MJ oo dhan. mafiicna qof in aad oogu hiiliso xaqdaro. marka waxaa fiican in ay reer Puntlan hal meel ooga soo wada jeestaan Faroole xadkudubyada uu dadka masaakiinta ah uu ka galaayo. waxaa xaqiiq ah in ay saamayn doonto MJ mustaqbalka dhaw & ka fogba. marka walaalayaal dib u fiiriya markii uu Puntland madax u noqday dadkii walaala ahaa wuu isku wada****ceeb isku xisho*ay. marka xaqdaradu meel gaari mayso. waxaa iga tala ah reer Puntland in ay iska tuuraan Faroole maxkamadna soo taagaan
#15 | Jawaab celin on December 19 2009 17:05:27
Axmed Yare
Hadlaka xun ma fiicna, laakiin website-kasta oo aad gashid waxaa ka socda wax-ka-sheegida reer Puntland iyo in colaad dadka qalbigiisa loo gasho. That Must stop.
#16 | Qiiro on December 19 2009 17:24:36
Waxaan ka qiirooday dhibaatooyinka haysta dadka Ogaden ee ku Dhoobley iyo dhibka ay Alshabaab ku hayaan. Waxaan ka xumaaday Ogaden lagu laynayo Ethiopia iyo South Africa oo ay aad u dageen. Hadii aan na hay Reer Puntland ma istaahilaaan in the Ogaden website-yada sida Ogaden Online ay noogu hanjabaad in xabada ONL nalagu foorarinayo. Waxaan diyaar u nahay in maamulkeena la hadalno hadii uu xad-gudbo, idinkuna xadgudubka dhaafa
#17 | RASHIID on December 19 2009 18:59:23
ORDER-ORDER-ORDER
MAGACAYGU WAA GARDARA DIID,WAXAAN AHAY
#18 | xamaada on December 19 2009 20:06:41
ORDER ORDER ORDER
war anigu ****ceeb isku xisho* baan ahay oo nin ree ciideed ah baan ahay,horta yeynaan ka wada hadlin nin daarooda gabalkaan maleeyahay misa ma leh, waayo odagii daarood baaba ku duugan ,jareerta iyo gibil cadka iyan yaan laga wada hadlin ,waayo waa dad nabaded nadiifa dagaaladii qabaailkana ka qayb qaadan gobalkana xadaaro ku soo kordhin kara , dadkaan raxan weytaa iyana asal ahaan qabiil kasta oo soomaaliyeed ayaa ku jira yaan qabiil ahaan loola dhaqmin kii abuu mansuur u shaqeeya ooy ku cadaato jeegada ka bireeya xataa kuwa daarood ee lagu helo bireeya waayo iyagaa saas u dhaqma alshabaab
waxaa soo haray umada kale ****ceeb isku xisho* ****ceeb isku xisho* iyo ciduu doono
gobalkaan waa dhul soomaali ninkii soomaali ah ka shaqaysanaya nabadna ku daganaanaya cidna marti uguma aha kii shida wadana waaba shidoole ee sharciga
mariya oo xabsiga , mudane FAROOLE waa madax weynaheena alaha daayo waxbaa laga sheegi karaa lana
dhaliili karaa hadaanu taas diyaar u ahayna gurigiisa ha maamulo, waayo soomaalidu waxay tiraahdaa NIN DURBAAN TUMAY CILAAQ DALBAY- waxaan ula jeedaa haduusan eed
rabin maxuu xilka u qabtay , ninkaas DAL MAR aad baan hadalkiisa uga helay walaal saan hadalkaaga uga jeedo
lahji ogaadeen baad leedahay saad u sheegtana rer puntland baad tahay mana aaminsani in nin kaa xigo
waayo daarood baad tahay, adiguna qofkii soomaali ah oo gobalkaan nabad ku daganaanaya daarood ahaan ugama
xigtid oo waa dhul soomaali ee kusoo dhawee waan u baahanahay gobalku inuu noo camirmee, dhulna hal qabiil ma camiree ogow, oo kuligiin ogaada
ORDER
#19 | ABDI on December 19 2009 20:34:19
TO GODEYBOY
sideedab magaalada GODEY buuro ayey ku dhex taalaa
malaha cirka waxaan ahayn ma arki kartid , saaxiib an ku saxee puntland maaha godey oo cadale kaliyihi daganyahay
ee daarood oo dhan baa degan ee horta ****ceeb isku xisho*kaan aad dabada haysato isaga har , hadii bari madax weyne leel kasaahi qabto ma waxaad dhihin leel kasow iska qabta hebel, hada kadib ogoq madax weynaha plnd xataa maahan mid daarood waa mid soomaali waayo hada gobalka soomaali oo dhan baa degta , MR FAROOLANA inta badan dadka gobalka raali bay ka yihiin ee taana ogow
adiga godey ahaan waxbaad rabtaa inaad saxdo waadna khaldeysaa ,webkaan hadii nin fikirkiisa ku soo qoro ma faroolaa saas yiri , wllyahaw yari waxaan ku leeyahay
kasoo bax godkaan aad ku jirto oo imow gobalka 50kun
oo absamaa ayaa degan ka shaqeysata dareemayana inay dalkoodii joogaan sey waaba joogaane dibna aan ugu noqoneyn saa ilaah baa ka keenay gobalkaas qanigaa oo wiilasha la baxay ONLF ay qurunsadeen si aduunka ugu tuugsadaan dhulbaa xoreysaneynaa ,ka dina south africa iyo kenya dabaqyo ugu dhistaan
#20 | Qiiro on December 19 2009 20:41:59
Anigoo oo Reer Puntland kama raali noqon karo ni Somaaliyeed in goboladeena lagu dulmiyo. Laakiin Somali waa in aan ka helno garab (solidarity) oo meeshii nabdoon aan la qasin. Markii qarax dhaco oo Reer Puntland dhib soo gaaro kuma arkaysid cambaarayn website-yada iyo goobaha fadhi-ku-****ceeb isku xisho*irka. Waxaad arkaysaa kuwa oranaya Puntland waa u dhamaatay, waa dad jilicsan iyo digasho xad-dhaafa. Markii Maamulku wax qandhuuftana boofin isla rogaya. Xumaantu waxay cago yeelataa, markii dadka wanaagsan laga waayo taageero iyo hadal san.

Soomaali waxaan uga digayaa Puntland waa meeshii noogu dambaysay, guryahagii dad baa qaatay iyo beerahayagii oo aanan ka hadlin. Maanta, darbiga ayaan soo taabanay, mana jeclin in xumaanteena la gaaro.

Faroole dhowr jeer baan ka maqlay isaga oo oranaya Somali baan gogol u dhigayaa, si aan isugu soo dhaweeyo. Wali ma arag website arinkaas ama baaqaas buunbuuniya, oo yiraahdo " war hogaamiye Somaaliyeed baa gogol inoo dhigaye, aan ka faaidaysano" taas badelkeeda, waxaan maqlay iyadoo qowlkaas wanaagsan loo fasiray " xukun raadin ****ceeb isku xisho*". Markaas ayaa qofkii niyad wanaagsani, niyad jab ku dhacaysaa, oo uu is oranayaa, Somaaliyi waxay istaahisho waa haysataa. Allow dadka qalbigooda isu soo jeedi. AAMIIN!!!!!!
Page 3 of 3: 123
#21 | Godeyboy on December 19 2009 22:02:12
A/C reer Puntland cadiifada iska daaya oo runta ka hadla. Puntland iyo Somaligalbeed waad dad walaala ah oo daris ah. balse waxaa jirta koox rabta in magaca MJ in ay ku ciyaaraan una adeegsadaan si qaldan kooxdaas oo uu madax ka yahay Faroole . say hada ku socotana mardhow Putland maqli maysid. aaway gobaladii SSC waxaa qaatay Somaliland waliba si fudud hadana waxaa socda Bariland oo ah Boosaaso oo ka goda, aaway Xabashidii uu dadka reer Ogadenia uu qabqabanaayay? qaarna qaarna xabsiyada uu oogu hayo kuwana uu laayay isagoo fulinaaya amarka Malez. dad walaaladiis ah intuu soo qabqabtay uu laayay qaarna dhiibay. xusuuso ninikii ku jiray 5 tii nin ee Boosaaso kaqabtay dhowr cisho gu dahood wuu dilay waa laga yaabaa in uu san gacantiisa kudilin balse amarkiisa lagudilay (History) marka uu wanaag u hayaa hadii dhulkii lagaqaatay SSC dad musliim ah oo walaaladiis ahna saas u galaayo hadana intii yaray rabshado kadhacayaan markasta miyaynan haboonayn in ay reer puntland iska tuuraan Faroole iyo shidadiisa? xaqaa shaqayn xaqdaraduna way dhamaan in shaa alaah

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...