Sunday 28 February 2010

Faallo ku saabsan heshiiska ASWJ iyo DFKMG

WQ. Maxamud M. Culusow Feb. 28, 2010
Heshiiska ay Ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca (ASWJ) iyo Dowladda Federaalka KMG (DFKMG) ku gaareen Magaalada Addis Ababa, Ethiopia horraanta Bisha Maarso 2010 waa amar ka soo baxay Dowladda Ethiopia oo ah dal ay DFKMG iyo ASWJ ku tiirsan yihiin. Duruufta ka taagan Soomaliya ayaa dad ujeedo gaar ah leh ku qancisay in Ethiopia tahay Taliyaha Guud ee Soomaliya halka ay Ethiopia iyo Soomaliya kala yihiin labo dal oo daris ah oo ay ka dhexeyso maslaxad, tartan iyo farqi.


Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...