Thursday 18 March 2010

Ahlusuna oo Qaab Beeleed ukala saartay Ciidankeedi iyo dhaq dhaqaaqyo ka jira gobalka G/gaduud

Guriceel (RBC Radio):-Khilaafkii u dhexeeyay Ururka Ahlusuna Gobalka Galgaduud bartamaha dalka Somalia ayaa xoogaystay kadib markii xubno katirsan Ahlusuna ay sheegeen in ay samaysanayaan maamul deegaameed madax banaan.

Wararka nagasoo gaaraya degmada Caabud Waaq gobalka Galgaduud ayaa xaqiijinaya in Boqolaal ciidan ah oo beesha Caabud Waaq kasoo jeedo lagasoo qaaday degmada Guriceel oo ay horay u joogeen iyagoo ku midaysan ciidanka Ahlusuna.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...