Sunday 7 March 2010

Boosaaso: Gudoomiyaha cusub ee gobalka Bari oo sheegay in uu Shareecada Islaamka wax kasta lugu dhaqi doono

Boosaaso(AllPuntland)- Gudoomiyaha cusub ee gobalka Bari ee Puntland Sheekh C/xaafid Cali Yuusuf oo ka hadlayay kulan uu kala wareegayay shaqada ayaa shaaca ka qaaday in uu wax kasta oo ku saleyn doono Shareecada Islaamka, isla markaasna waxyaabah dadka udhaxeeya oo dhan lugu xalin doono luguna wajihi doono arrimaha Shareecada Islaamka, isagoo dadkana ugu yeeray ku dhaqanka Shareecada Islaamka.


Sii Akhri Sheekada

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...