Friday 5 March 2010

BURCAD BADEEDA SOOMAALIDA HABKA AY U DHISANYIHIIN IYO QABIILADA AY KA KOOBAN YIHIIN IYO DEEGANADA AY KA SOOJEEDAN WARBIXIN DHEER OO DHINACYO BADAN TABANEYSO BARITAAN DHAMEESTIDAN OO LAGU SAMEEYAY (Xog dhab ah )

Somalia ayaa waxey leedahay xeeb dhararkeedu dhanyahay illa 3336km Somalia oo dhacda geeska Africa ayaa tariikhdeeda danbe waxaa si ba’an umadax maray qulqulado iyo xasilooni daro illa iyo intii ay dhacay dawladi
max’ed siyaad bare sanadku marku ahaa 1991

Tan iyo markaana waxaa jiray illa dhowr isku daya ah si loo sameeyo dowlad dhexe oo wada jir ah isku dayadaas ayaa soo socday illa inti laga soo gaaray 2003 xiligaa oo lagu qabtay shir magalada Nairobi halkaas oo ay kasoo baxday dowlada federaalka dimoqoraadiga Somalia si kastaba haa ahaate si lamid kuwi iyada kahoreyay dowlada ayaa waxey noqotay mid howlaheeda kuguul dareysata amaba hadii aan u dhahno si kale dowlad arinta taagan (de facto) Dowlad guul dareestey 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...