Monday 22 March 2010

Caabudwaaq: Ahlu Suna oo xirtay shaqsiyaad ka mid ahaa Midowgii Maxaakiimta Muqdisho.

Caabudwaaq(AllPuntland)- Ururka Ahlu Suna ee maamula meelo ka mid ah gobalka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey in ay xireen shaqsiyaad kamid ahaa Maamulkii Maxaakiimta Islaamka ee sannadkii 2006-dii ka hana qaaday melo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Ciidamada amaanka ee Ahlu Suna ee magaalada Caabudwaaq ayaa xiray shaqsiyaadkaas, oo uu ku jiro Madaxii amaanka ee Midowgii Maxaakiimta Islaamka ee magaalada Caabudwaaq Axmed Xaaji Maxamed, waxaana ay sheegeen in ay uxireen tuhumo ku aadan in uu waday falal looga soo horjeedo amaankaSii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...