Friday 5 March 2010

Cadaalada Madaxweyne C/raxmaan Faroole waxa ay noqtay sidan bel Eega habka uu Qabiilada u kala siiyey Jagooyinka Dowladda.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole, waxa uu qaaday xil culus oo la doonayey in uu Ummadda Cadaalad iyo garsoor wanaagsan u sameeyo, balse waxa uu noqday Hogaamiye wax ku Maamula Nin tooxsi iyo qof jeclaysi hab qeybsiga awooda Dowladda ku saleeya.
Bal ila Eega habka Qabiilada qaar uu ugu sadbiriyey kuwa ka mid ahna Beelaha Puntland ugu xadgudbay oo uu banaanka u tuuray.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...