Monday 15 March 2010

DKMG iyo Ururka Ahlu Sunna oo Heshiis Buuxa Ku Saxiixay Magaalada Addis Ababa (Faahfaahin)

Addis Ababa (RBC Radio) Dowlada ku meel gaarka Soomaaliya iyo ururka Ahlu Sunna ayaa heshiis rasmi ah ku saxiixday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Heshiiskan oo mudo dheer la sugayey ayaa galabta si rasmi ah waxaa dhinaca dowlada u saxiixay Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah raisul wasaare ku xigeenka iyo wasiirka maaliyada halka dhinac Ahlu Sunna uu u saxiixay Sheekh Maxamed Xeefow oo ah gudoomiyaha guddiga fulinta Ahlu Sunna. Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...