Saturday 13 March 2010

Heshiiskii DKMG iyo Ahlu Sunna oo Maanta La Saxiixi Lahaa oo Baaqday & Madaxda Dowlada oo Ku Sugan Addis Ababa (Warbixin)

Addis Ababa, (RBC Radio) Heshiis lagu waday in maanta oo Sabti ah ay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ku wada saxiixdaan dowlada ku meel gaarka Soomaaliya iyo ururka Ahlu Sunna ayaa baaqday, iyadoo wufuud labada dhinacna ay saacadihii ugu dambeeyey ku sii qulqulayeen magaalada Addis Ababa.


Wararka ayaa sheegaya in heshiiskan oo la filayey in maanta gelinka damve ay qalinka ku wada duugaan madaxda ugu sareysa dowlada iyo ururka Ahlu Sunna uu dib u dhacay ka dib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay hogaanka ururka Ahlu Sunna.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...