Tuesday 16 March 2010

Kooxda Ahlusuna Caabud Waaq oo qaadacday Heshiiskii Addis iyo Mudaaharaad Balanballe ka dhacay

Muqdisho (RBC Radio):-Ururka Ahlusuna ayaa si ba’an ugu kala qaybsamay Heshiiskii shalay ka dhacay magaalada Addis Ababa dalka Itoobiya kaas oo u dhexeeyay dowlada Federaalka KMG Somalia iyo garab Ahlulusunna katirsan.
Mas’uuliyiinta Ahlusuna ee kasoo jeeda Beesha Mareexaan ayaa maanta ku dhawaaqay in ay qaadacsanyihiin Heshiiskii dhaxmaray labada dhinac iyagoona sheegay in xiligan aan lala midoobi karin dowladda Federaalka KMG Somalia oo ay ku eedeeyeen in ay doonayso burburin ay Ahlusuna ku samayso.
Shir Jaraa’id oo ay magaalada Caabud Waaq ku qabteen ku dhawaad 16 xubnood oo katirsan Ahlusuna ayay ku sheegeen in Heshiiskii ka dhacay Addis Ababa uusan ahayn mid Ahlusuna gashay balse waxay sheegeen in ay galeen dad Ahlusuna katirsanaa jiray oo la khalday.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...