Sunday 21 March 2010

Masuuliiyiin Ahlu Sunna oo Gaaray Caabudwaaq iyo Bandow La Saaray Magaalada

Maamulka degmada Caabud waaq Gobolka Galgaduud ee Culumo udiinka Ahlu-suna waljamaaca ayaa xalay bandow kusoo rogay halkaasi kadib markii ay gaareen Masuuliyiintii Culumo udiinka Ahlu-suna walajamaaca ee 15-kii Bishaan Magaalada Addis ababa heshiiska kula gaartay dowladda Soomaliya,kuwaasi oo halkaasi u tagay sidii ay dhinacyada Maamulka Ahlu-suna ay ka koobantahay uga dhaa dhicin lahaayeen heshiiska ay la saxiixdeen Dowladda Soomaliya.

Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...