Thursday 18 March 2010

Nayrobi: Ciidamadii ay tababartay dawladda Kenya oo khilaaf dhexdhigay Madaxda dawladda KMG ah ee Soomaaliya...WARBIXIN….

Nayrobi(AllPuntland)- Mudo dheer oo dawladda Kenya lugu eedaynayay in ay Dhalinyaro aan dagaal gaarin ay Xeryaha qaxootiga ka qaaday iyo gobalka Waqooyi Bari ee ay Soomaalidu dagto ee Kenya, ayaa hada waxaa soo baxaya in ay ciidamadaas dhameystirteen tababaradii lasiinayay, isla markaasna uu jiro khilaaf adag oo ku aadan halka la geynayo ciidamadaasi oo hada diyaar u ah in ay howlgalaan.

Madaxda dawladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa isku khilaafsan halka lageynayo ciidamadaasi, waxaana Madaxweynaha KMG ah iyo Saraakiishiisa gaarka ah ay soo jeediyeen in ciidamadaasi la keeno gudaha Muqdisho, si ay uga mid noqdaan howgal ay dawladda KMG ah ka samayso gudaha caasumada Soomaaliya.
Sii Akhi

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...