Friday 5 March 2010

Shacabka Puntland oo soo dhaweeyey Hadalka Wasiirka Batroolka iyo Tamarta ee Dowladda Soomaaliya ku joojinayo Shirkadaha Shiidaal Baarista Maamulka C/raxmaan Faroole heshiiska la galay.

Waxaa soo baxaya taageero iyo soo dhaweyn ay u hayaan Shacabka ku dhaqan Gobolada Puntland Hadalka ka soo yeeray Raysal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Batroolka iyo Tamarta Dowladda Soomaaliya C/waaxid Cilmi Goonjeex, kaasoo uu ku joojinayo Shirkadaha Shisheeye ee Heshiisyada hoose la galeen shakhsiyaadka Maamulada Puntland iyo Soomaaliland Madaxda ka ah.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...