Tuesday 16 March 2010

Suufiyada oo qaadanaya Wasiiro badan

Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaca ayaa Bari ama isbuucan dhaxdisa lagu wadaa in heshiis kama danbeeys ah ay ku kala saxiixdaan magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.
Heshiiskan ayaa waxaa lagu qaybsanayaa awood qaybsi waxaa la filayaa in Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ay qaataan 3 Wasiir 2 Wasiiru Dowle , hal Raisul Wasaare ku xigeen iyo 4 Safiir waxaa kaloo ay qaadanayaan Taliya xigeenka Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya , Afayeenka Gobolka Banaadir iyo xafiiska Madaxtooyada oo ay ka heli doonaan jagooyinka ugu muhiimsan Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...