Thursday 18 March 2010

Xoogaga Mucaaradka oo Caawa dhaq dhaqaaqyo wada iyo Khilaaf u dhexeeya Saraakiisha ciidanka dowladda

Muqdisho (RBC Radio):-Dhaq dhaqaaqyo xoogay ayay galabta ilaa iyo caawa magaalada Muqdisho ka wadaan xoogaga Islaamiyiinta ee kasoo horjeeda dowladda KMG ah iyo ciidanka AMISOM.

Xoogag ku hubaysan gaadiidka dagaal iyo madaafiic aad uculus ayaa galabta ilaa iyo caawa kusii qulqulaya degmooyinka Shibis iyo C/Caziiz oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada dowladda iyo xoogaga Mucaaradka ah.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...