Thursday 15 April 2010

Maxaabiistii Laascaanood oo Xukuno Dil iyo Xarig ah Lagu Riday

Hargeysa (RBC Radio) Maxkamada ku taalla xabsiga Mandhera ee maamulka Somaliland ayaa maanta xukuno kala duwan oo isugu jira dil, xarig iyo siideyn ku riday maxaabiistii dhowaan laga soo qaaday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.Maxaabiistan oo gaareysa illaa 9 ruux ayaa loo heystey qaraxyadii bilihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaana dacwadooda ay ka socotay maxkamada Mandheera mudo ka badan saddex toddobaad. Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...