Sunday 11 April 2010

Odayaasha dhaqanka Hawiye oo isku khilaafsan in Islaamiyiinta dagaal Beeleed lagu salkiciyo

Muqdisho (RBC Radio):-Odayaal dhaqameedyada magaalada Muqdisho ayaa isku khilaafsan sida laga yeelayo xaaladda deegaanada ay degto beesha Hawiye oo larumaysanyahay in ay gacanta ugu jiraan xoogaga Islaamiyiinta xagjirka ah.
Gudoomiyaha golaha dhaqanka Beelaha Hawiye Garabka uu hogaamiyo Axmed Diiriye Cali Maxamed Xasan Xaad ayaa ku baaqay in beesha Hawiye ay isugu tagto dagaal ka dhan ah Al Shabaab iyo Xusbul islaam oo uu ku tilmaamay Nabad diid xagjir ah.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...