Friday 7 May 2010

Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Digniin U Diray Maamulka Galmudug

Maamulka Ximan iyo xeeb ayaa digniin culus u diray Maamulka Galmudug,iyagoona ugu digay inay weerar ku soo qaadaan Degmada Xaradheere Ee Gobolka Mudug,xilli halkaas Maalmo ka hor ay gacanta u gashay Maamulka Xisbul Islaam. Cumar Maxamed Diiriye Oo ah Gudoomiyaha Maamulka Xeeb iyo Ximan u qaabilsan dhinaca Xeeb ayaa mar uu La hadalay Warbaahinada usheegay   inaysan isku dayin inay Weerar kuso qaadaan Maamulka Galmudug Magalaad Xaradheere.
SII Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...