Wednesday 9 June 2010

Taageerayaasha UDUB oo Maanta Fagaaraha Beerta Xoriyada Uga Dareeray Xoghayaha UDUB Jaamac Yaasiin (Warbixin & Sawiro)

Hargaysa (RBC Radio) Maanta ayaa waxay ahayd maalintii sadexaad ee xisbiga UDUb iskugu soo baxo fagaaraha Beerta xoriyada taas oo ay taageerayaashu ku muujiyaan taageerada ay u hayaa xisbiga tallada haya ee UDUB, kaas oo haatan wakhtigii uu xilka hayeey gabaabsi ku dhawdahay .

Subaxnimadii hore ee saaka ayaa taageerayaashu is kugu soo baxeen goobaha loogu talo galay isku soo baxyada, waxaana saaka dadweynahaas kala hadlay fagaaraha Beerta xoriyada wasiiro ay ka mid yihiin wasiirka Duulista iyo hawada Cali Maxamed Warancade iyo Wasiirka Maaliyada Mr:- Cawil iyo waliba xog hayaha guud ee xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin sidoo kale waxaa isna halkaasi ka hadlay gudoomiyaha ololaha doorashooyinka Cismaan Hindi.
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...