Friday 23 July 2010

Ciidamo ku labbisan dharka Tuutaha ayna Hogaaminayaan Saraakiisha Galmudug ayaa Maanta lagu daadiyay Wadooyinaka Magaalada Gaalkacyo

MudugNet, Muqdisho, Khamiis, 22ka Luulyo, 2010.
 
Ciidamo aad ufarbadan oo ku labisan Tuute nooca Cagaarka ah oo lagu yaqiinay Ciidmada Galmudug ayaa Maanta buux dhaafiyay wadooyinka Waa weyn iyo xaafadaha Magaalada Gaalkacyo ee Xrunta GalMudug State Somaliya
 
Ciidmada oo ku hubyasan nooqcyada kala duwan ee Qoryaha oo ay ku jiraan Dabajeexyo iyo Sabano ayaa waxaa ay Socdo Maanta ku mareen wadaooyinka waa weyn Sida Astaan Hobyo, Astaan Golol Ex.Bile Raflle iyo Jidka loo yaqaan Cusbada ee Gala suuqa weyn ee Galkacyo waxaana Ciidmada la arkayay  iayaga oo wadada dhinacyadeda  scoda walay aysan wax hawl gal ah aysan samayn Sidoo kale waxaa Ciidmada lagu arkayay maanta ilaa Gabal dhicii Caawa Xaafadaha Magaalada Galkacyo
 
Ciidmada oo ay Hogaaminayeen Saraakiil sar sare oo Galmudug ka tirsan sida Xasan Faarax kaarshe iyo Cawil Nuur Rooble waxay ka gaabsadeen inay wax faah faahin ku aadan Ciidmada ay Magaalad ku soo daadiyeen ah siyaan saxaafadda  waxaase dadka reer Galkacyo ay ku macaneeyeen Mid ka danbaysa dhoolo Tuskii dhawaan ay sameeyeen Ciidamo ka amr qaata Cabadi Shukri Cali xirsi oo haatan ku xaraysan Xero ku taala Xaafadda Calanley
 
Sarakiisah Galmudug ayaa horay usheegay in ay Magalada ka bilaabayaan Roondo ayna la dagaalamayaan Ciidamo ay ku sheegn inaysan deegaanka udhalan oo Cabdi Shkuri Ku hubeeyay Magaalada Gaalkacyo
 

2 comments:

Anonymous said...

Asalamalaaykuum.
benta mahawaaye, galmudug dakhala cabdi shugri uu gartey beey'ka maseyreen. galmudud been badan bee ka khortey cabdi shugri cali. nin hun ma'haa, hormarka somalia woo rabaa. dadbaa ka dambeeyan colaadan oo dadka la'iskudirayo. galmudug iyo ahlu sunna walalo baatih'diin. sacad'oow cabdi shugri nin fiican waaye.

Anonymous said...

cabdishukri waan garab tagganahai iyo galmudug waa isku dad, waanla taaganahai iyadana. hala'iskaasho walaalo balayahaiy

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...