Thursday 29 July 2010

Somaliland's new Cabinet - detailed

 The New Cabinet  of Somaliland

Habar Awal/Isaaq
 
1. Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah Dr: Maxamed Cabdilaahi Cumar: , Sacad Muse Jibriil Abokor
 
2. Wasaaradda Maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi : Sacad Muuse Reer Gadiid
 
3. Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Samsam Cabdi Aadan : Sacad Muuse Reer Axmed
 
4. Wasaarada xanaanada xoolaha, deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Dr. Axmed Xaashi Odey Sacad Muuse,
 
5. Wasaarada qorsheynta qaranka iyo horumarinta Dr. Sacad Cali Shire, Ciise Muuse, Maxamed Ciise
 
 
Habar Yoonis/Isaaq
 
1. Wasiirka Arrimaha Gudaha: Dr Maxamed Cabdi Gaboose Habaryoonis, Muuse Care Damal Muuse
 
2. Wasaarada kaluumeysiga , khayraadka bada iyo maamulka dekadaha Dr. Maxamed Yaasiin Xasan, Habaryoonis Muse Cabdalle
 
3. Wasaarada warfaafinta C/laahi Jaamac Cismaan Ina Geel Jire, Habaryoonis, Isaxaaq,Qaasin
 
4. Wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada warsame Siciid Cabdi : Habaryoonis Muuse Ismaciil (Gadhweyn)
 
5. Wasiir ku xigeenka wasaarad caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan : Habaryooni Ba'dhulbahante
 
 
 
Habar Jeclo/Isaaq
 
1. Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac Habarjeclo
 
2. Wasaarada macdanta, biyaha iyo tamarta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale Habarjeclo
 
3. Wasaarada Duulista iyo hawada Maxamuud Xaashi Cabdi: Habarjeclo
 
 
 
 
ARAB/ Isaaq
 
1. Wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka xuseen axmed caydiid: ARAB
 
2. Wasaarada diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil Claahi Axmed ARAB
3. Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Maxamed yoonis Cawaale : ARAB
 
 
Cidagale/Isaaq
 
1. Wasaarada caafimaadka Dr.Xuseen Muxumed Maxamed:  Ciidagale Abokor Muuse
 
 
 
Ugaaslabe/ Warsangeli/Harti/Daarood
 
1. Wasaarada gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami Ugaaslabe
 
 
 
Dhulbahante/Harti/Daarood
 
1. Wasaarada ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Dhulbahante
 
2. Wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed: Dhulbahante
 
3. Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Cismaan Garaad soofe :Dhulbahante
 
 
Ciise/Dir
 
1. Wasaarada ciyaaraha, dhaliyarada iyo dhaqanka Maxamed Xashi Madar: Ciise
 
 
 
 
 
Samaroon/Dir
 
1. Wasaarada cadaalada iyo garsoorka Prof. Ismaciil Muumin Aar, Samaroon:
 
2. Wasaarada beeraha Prof. Faarax Cilmi Mahamoud: Samaroon,
 
3. Wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare Cali Xaamud Jibriil: Samaroon
 
 
 
Beesha Gabooye
 
1. Wasiir ku xigeenka wasaaarada hawlaha guud iyo gaadiidka Cali Cabdi Saa'iq :Tumaal
 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...