Friday 23 July 2010

Soo Dhaweynta Mustaf Dhuxulow Wasiirnimo Ka Badan ee Sidee Wax u Jiraan?

uqdisho (RBC) Laga soo bilaabo garoonka diyaaradaha Muqdisho illlaa hotelka Saxafi ee aaga KM-4 waxaa isqabsaday guuxa gawaarida, dumar ala-laasaya caleemo qoyana ruxa iyo ciidamo ku hubeysan hubka culus iyo kan fudud- Sida la ii sheegay waa soo dhoweyntii wasiir Mustaf Dhuxulow.
Mustaf Dhuxulow waxaa dhowaan loo magacaabay wasiirka qprsheynta ee xukuumada Dr. Cumar C/rashiid, hase yeeshee waxaa dad badan su’aal ka keeneen tixgelinta gaarka ah ee la siiyey soo dhoweynta wasiirka.
Marka loo eego Muqdisho iyo madaxda dowlada, soo dhoweynta noocan oo kale waxaa looga bartay Shariif Xasan Sheekh Aadan xilligii uu ahaa wasiirka maaliyada ee dowlada federaalka oo dad badan ay ku xaglin jireen inuu si baxsi baxsi ah iskiis u maamulan jiray hantida dowlada caalamka ka hesho.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...