Friday 30 July 2010

Wardegdeg ah:Mudaharaado ka socda Boorama

http://ceelbardaale.files.wordpress.com/2009/09/awdalflag1.jpg 
Ceelka-NewsBorama) 30 July,10– Mudaharaado ayaa ka socda magaalada Boorama, kuwaas lagaga soo horjeedo xukuumada cusub iyo tirada laga siiyay wasiirada G/Awdal. Banaanbaxan ayaa saaka ka bilaabmay magaalada Boorama, waxaana horkacayay dhalinyar wadata boodhadh iyo calan cusub oo labada dhinac buluug ah dhexdana cadaan ah isla markaana bil iyo xidig leh, dhalinayaradan ayaa ku dhawaaqayay dooni mayno dawlad reer ah, wuuna siree siilaanyo ha dhaco erayo sidaas ah ayay ku dhawaaqayeen dhalinyardu iyaga oo socod ku maray gudaha magaalada.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...