Tuesday 24 August 2010

AFhayeenka AMISOM oo Xaqiijiyey Geerida 15 Xildhibaan oo Ka Tirsanaa Barlamaanka Soomaaliya

MUQDISHO (RBC) Wararka ugu dambeeya ee ka soo baxaya weerarkii Al Shabaab ku qaaday hotelka MUNO ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen mudanayaal barlamanka ka tirsan ayaa sheegaya in 15 xildhibaan ku dhinteen weerarka.

Afhayeenka ciidanka AMISOM oo goor dhoweyd la hadlay telefishanka Al Jazeera ayaa sheegay in Al Shabaab hotelka ku dileen 15 xildhibaan oo ka tirsanaa barlamanka kuwaasi oo deganaa hotelka MUNO.
Xoogaga Al Shabaab ayaa saaka ka dib dagaal xoogan oo ka qarxay magaalada waxay gudaha u galeen hotel MUNO oo qiyaastii 20meeyo mitir kaliya u jira xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Waxayna la wareegeen hotelka oo dhan.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...