Monday 23 August 2010

Ahlu Sunah waljameeca oo shaaca ka qaadey in ay beesha calamka Adis Ababa ugu sheegeen in aan Waxba loo soo marsiin Dowlada Soomaliya

War saxafadeed ay manta ka Soosaren Degmada guri Ceel Culumaa Udiinka Ahlu Sunaha waljameeca ayey ku shegaan in kulankii dhowaan ka dhacey Adis ababa aysna wax miro ah oo la taaban kara ka soo bixin beesha caalamkana ay u shegaan cida jabisey heshiiski bishii March ee sanadkaan.
Afhayeenka Culumada Ahlusuh Shiikh Cabdullaahi Yuusuf Alqaadi ayaa shaca ka qaadey in beesha caalamka u shegeen sida uu shegay in dhankooda ay wali sugayaan in la fuliyo waxana uu shegay in ay hordhigen beesha Caalamka waxa ay tahey Ahlusunah, qaabka goobha ay ka taliyaan nabada ay ku soo eliyeen
Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...