Wednesday 25 August 2010

Ciidamadii Sheekh Atam Oo Beegsanaya Tiknikada Faroole, Maantana Togga Sugure Gaari Kaga Gubay Ciidamada Puntland

waxaa maanta looga gudbay ciidamada Puntland hal gaari oo nooca dagaalka ah togga lagu magacaabo Sugure, halkaasoo ah meeshii uu ka bilowday dagaalka lagu qaaday Ciidamada uu horkacayo Sheekh Maxamed Siciid Atam.

Waxaa weerarkaas ku dhintay Hal Askeri oo ka tirsan ciidamada Puntalnd, qaar kalena waa ay ku dhaawacmeen, iyadoo uu shuf beelay gaarigaas oo lala beegsaday madfaca loo yaqaan hoobiyaha.
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...