Tuesday 24 August 2010

Daawo Sawirada Weerarkii Hotel MUNO oo ay Deganaayeen Xildhibaano

Xoogaga Xarakada Shabaab ayaa saaka werar ku gaklay hotelka Muno oo ku yaalla degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay degan yihiin xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan DKMG Soomaaliya.
Weerarkan ayaa markii dambe sababay in xoogag Shabaab oo lagu qiyaasay 7 nin inay gudaha u galaan hotelka isla markaana ay rasaas ka bilaabaan gudaha hotelka.

Muuqaalka hotel MUNO

Weerarka tacshiirada ah ayaa socday qadar 2 saacadood ah oo ay gudaha hotelka ka sictay rasaasta, waxaana illaa hadda inta la og yahay ku geeriyooday 34 ruux oo ay ku jiraan;
6 Xildhibaan oo ka tirsan barlamanka KMG
5 sarkaal oo ka tirsan DKMG
Ilaalada hotelka
Rag ka mid ah kooxda weerarka fulisay (oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab)Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...