Tuesday 17 August 2010

Golaha guurtida Hiiraan oo ugu baaqay beesha caalamka iney taagerto maamulka uu hogaamiyo madaxweyne Ing:jiraabeey.

Golaha guurtida gobalka hiiraan oo taageray maamul gobaleedka hiiran and midland Kadib Kulan balaran oo ay isugu yimadeen belaha dega gobalka hiiran oo ka dhacay hoteelka Barkaat ee magalada Nairobi , waxaana ay si buuxda ay ugu muujiyeen taagerada ay u hayaan dowlad gobaleedka hiiraaan and Midland.


Kulanan ayaa waxaa ka qeybgalay Belaha saransoor oo ka koobma beelaha Gaaljecel , iyo Dagoodi beelaha Gugundhabe oo ka koobma BaadiCadde , Jidle , iyo Jijeele.Sıı Akhrı

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...