Saturday 21 August 2010

Gudoomiyihii Hore ee Ahlu Sunna


Shir jaraa'id oo uu Ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Gudoomiyihii Hore ee Culuma'udiinka Ahlusuna een Gobolada dhexe Sheekh Cumar Sh. Maxamed Faarax ayuu Wuxuu Kaga Hadlay Qodobo Dhowra halkaan ka dhageyso
Sheikh Cumar Ayaa Ugu horeyn Shirkiisa Jaraa'id uga hadlay Shirkii Dhawaan Ka dhacay Caasimadda Dalka Ethoipia ee Addis Ababa Kaasi oo dhexmaray Xubna matalayay Culumaa'udiinka Ahlusuna Iyo Dowlada KMG ee Somalia Isagoona Sheegay In aysan kuwaasi matalin Culamaa'udiinka Ahlusuna islamarkaasina uu Shirkaasi qayb ka ahaa Falalka Lagu Hagardaamaynayo Shacabka Soomaaliyeed 


Sheikh Cumar ayaa Carabka Ku dhuftay Inay Kooxaha Shirka Qaatay Wajihi doonaan Dagaal ay Ku qaadayaan Culamaa'udiinka Ahlusuna Iyo Shacabka Somaliyed Isagoona Ku sifeeyey Xubnaha Dowlada KMG Somalia Kuwo dhibaato ku ah Shacabka Soomaaliyeed
Ugu danbayn Sheikh Cumar Wuxuu Sheegay inay yihiin kooxaha Ku shiray Addis Ababa kuwo Fursado Siinaya Kooxaha Argagixisada Waa sidii Hadalka U dhigay asagoona Ku Nuux Nuuxsaday Inaysan Jirin Wasiiro Ka tirsan Dowladda KMG ah oo Matala Culumaa'udiinka Ahlusuna
Maahan Markii Ugu horeysay ee Xubno Ka tirsan Culuma'udiinka Ahlusuna Waljamaaca ay Dhaleeceyn U jeediyaan Dowlada KMG ee Somalia Waxayna Canbaareyntaan Imaanaysa Xili Maalin Kahor Shir La sheegay in Lagu Midaynayo Culumaa'udiinka Ahlusuna Waljamaaca Iyo Dowlada KMG ee Somalia Uu Ka dhacay Dalka Ethiopia.
W/D Rooble Maxamed Dirir
Email rooble6@hotmail.com

4 comments:

Anonymous said...

ӏncredible pointѕ. Sound arguments. Keер up the gooԁ spirit.


my site losing weight

Anonymous said...

Amazing issues here. I am very happy tο see yоur
рοst. Thanκs so much аnd I am hаνing a
look fοrwагd tο touch you. Will
you pleаse dгoр me a e-mail?


mу site ... instant cash
My webpage > instant cash

Anonymous said...

I don't even understand how I finished up right here, but I assumed this post was once great. I don't undeгstаnd who
you're but definitely you're going to a well-knοwn blogger for
thoѕе whо arеn't already. Cheers!

Visit my site weight loss

Anonymous said...

you are truly a exсеllent webmаsteг.

The web site loadіng pаcе is amazіng.

It sort of feels that уοu aге
doing аny unique trick. Fuгthегmоre, The сontеnts
aгe masterpiecе. you've performed a great activity in this subject!

My webpage; personal loans

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...