Thursday 26 August 2010

Madaxweyne Siilaanyo iyo Safiirka Itoobiya oo maryo Dhiigleh kala furtay

August 26, 2010 Madaxweyne Siilaanyo iyo Safiirka Itoobiya oo maryo Dhiigleh kala furtay

Wuxuu Madaxweynuhu ka dalbaday itoobiya inay cadayso Eedaymaha ay Xukuumadiisa la daba joogto
Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa shalay gurigiisa ugu yeedhay Safiirka Itoobiya u fadhiya Hargaysa isaga oo ugu hanjabay inuu Dalka ka saari doono hadii aanay Dawladiisu cadayn waxay ka daba gurayso Xukuumadiisa cusub.
Cadhada Madaxwaynuhu kula dhacay Safiirka waxay ka danbaysay markii ay waftigii Ingiriiska ee Dalka ka anbabaxay Daraad ee uu Hogaaminayay Safiirka ingiriiska u fadhiya Ethopia uu Madaxwaynaha soo gaadhsiiyay tuhuno ay Dawlada Itoobiya ka qabto Xukuumadiisa Cusub, isaga oo la kulmay Xubno ka tirsan Xukuumada Siilaanyo si uu u baadho eedaymaha ay Dawladiisu la daba taagan tahay Golaha Wasiirada Xubno ka mid ah.SII Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...