Saturday 28 August 2010

Sheekh Atam Oo Soo Dhoweeyey Haddii Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka Puntland Ay Xilka Iska Dhiibaan In Dhinacoodu Dagaalka Ay Joojin Doono

War maanta ka soo baxay Xafiiska Sheekh Maxamed Siciid Atam ayuu ku sheegay in uu soo dhoweynayo bayaanka reer Abu Dabay ay ugu baaqayaan Madaxweynaha Puntland iyo Ku-xigeenkiisa in ay xilka iska tuumiyaan, maadaama ay ku fashilmeen siday wax u maamuli lahaayeen.

Wadaadka oo aan khadka telefoonka kula xiriiray ayaa weydiiyey sababta kaliftay in uu bayaankaas ayido, wuxuuna iigu jawaabay "Mandiqadan waxay aheyd mid nabadeed, weligayna halkan waan joogi jiray anigoo aan wax dhibaato ah ummadda u geysan, laakiin markii uu xukunka qabtay Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa hadda la doortay waxay abuureen waxa hadda dhacaya, dagaalkuna ma noqon doono mid istaaga inta uu Faroole iyo C/samad Cali Shire ay ummadda hortaagan yihiin"Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...