Saturday 11 September 2010

Dhageyso Sheikh Ciise Ahmed Dalabey: Waxaan u sheegayaa Beesha Daarood iney naga kaxeystaan Cumar Cabdirashiid A.Sharmaake

Muqdisho(Puntlandi.com)”Waaxaan u sheegaya Beesha Daarood iney naga kaxeystaan Raíisalwasaare Cumar, Hantidayadii buu dhacay oo uu Puntland geeyey, Waxaan u sheegayaa beesha Dig iyo mirifle iney Shariif Xasan naga kaxeystaan, Boorsaweynta Hotelada noo jiifa iayana ha naga baxeen ama hanasoo raceeen”  Hadalkaan wuxuu ka mid ahaa khudbad uu jeediyey Ninka layiraahdo Sheikh Ciise Ahmed Dalabey oo sheegtey inuu yahey gudoomiyaha Gole cusub oo lagu magacaabo Golaha Midnimada Hawiye, khudbada labo qayb ayaan u qaybiney ee hoos ka dhageyso Qaybta  dambe waxey ku socotaa Al-shabaab, riix meesha hoose si aad u dhageysato,

Dhageyso 1 

Read More

1 comment:

Anonymous said...

I seldom leave comments on blog, but I have been to this post which was recommend by my friend, lots of valuable details, thanks again.

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...