Tuesday 14 September 2010

Kulankii loo balansanaa ee Baarlamaanka KMG oo ay Xukuumaddu ku hortagilaheryd {Madaxweyne Sheekh Shariifna la shegay in uu ka qeyb galayo oo aan cadeyn in uu qabsoomi doon iyo Ra’isul wasaaraha oo ka biyo diiday iyo faahafaino hoose

Waxaa lagu wadaa saacadaha soo socda inay kulan isugu yimaadaan xildhibaanada Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya, kaas oo lagu wado in Xukuumadda Cumar C/rashiid ay Baarlamaanka ku hortagto si codka kalsoonida loogu qaado.
Kulan uu Baarlamaanka Maanta oo Talaado ah yeelanayo ayaa waxaa la sheegay inuu ka qeybgeli doono Madaxweynaha dowladda KMG, kaas oo wararka qaar ay sheegayaan in lagu doonayo in xilka looga qaado Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid oo uu khilaaf xoogan kala dhaxeeyo Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Kulan uu Baarlamaanku yeelanayo ayaa ka dambeeyey ka dib markii uu shalay gelinkii dambe sheegay ku simaha Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya, ahna Wasiirka dekaddaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur {Sheekh Aadan Madoobe}.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...