Friday 3 September 2010

Sharrif Shiikh Axmed oo magacaabaya Safiiro inta uusan ka cararin Kursiga ay u diideen Islaamiyiinta

hariif sheekh axmed ayaa wada dadaalo u ku magacaabaya Asxaabtiisa iyo qaraabadiisa Safiiro xilli maamulkiisa lagu wado in laga kalo tago maadaamaa uu kasban waayay Somalida islamrkaasina iska cabin waayay Islaamiyiinta jecel inay Ay Kursiga ka Tuuraan .
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Shariif sheikh Axmed Madaxwaynaha Soomaaliya uu wado dadaal lagu magic daray WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HARO gaarahaan waxa uu wadaa dadaal ah in uu magacaabo Safiiro iyo qunsulooyin ka howl gala Caalamka si uu markuu Soomaaliya ka soo baxsado uu helo meel uu sal dhigto wadamo dhowr ah si loo dhuuqo dhaqaalaha shacabka SoomaaliyeedSii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...