Thursday 16 September 2010

Wasiir ka hadley khilaafka DF

Wasiirka Arrimaha Bulshada iyo Dhaqan Celinta Dowlada Federaalka KMG ah ee Somalia Prof. Maxamed Cumar (Dalxa) oo u waramayey Radio Garowe isagoo haatan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa ka hadley Khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Sh. Sharif iyo iyo Rai'isul Wasaare Cumar C/rashiid.
Waxaa uu sheegey Wasiirku in labada dhinac uusan cidna si gaar ah ula jirin, isagoo sheegey in Sharci ahaan Madaxweynuhu uusan xilka ka qaadi karin Rai'isul Wasaraha.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...