Sunday 3 October 2010

Ceerigaabo= Beesha H/Yoonis Oo Baaq & Canbaarayn iyo digniino U Jeediyey Xukuumadda Axmed Silaanyo

Ceerigaabo(Saylac.com)- Kulan Ballaadhan Saxaafaddana u furan oo Madax-dhaqameedyada Guutida Waxgaradka iyo Dhallinyarada Beesha H/Yoonis-bari ku qabteen fagaaraha beerta xorriyadda ee magaalada Ceerigaabo ayaa halkaas waxa xukuumadda Somaliland ay uga soo jeediyeen canbaarayn kuu waajahan guddoomiyihii hore ee Baanka Somaliland C/raxmaan Ducaale oo xukuumaddu xayiraad dhaqdhaqaaq kusoo rogtey iyo xubno madaxdii xukuumaddii hore ka tirsanaa oo la sheegay iyagana in xukuumaddu baadi goob noocan oo kale ah la daba joogto, iyadoo sidoo kalena halkaas xukuumadda uga soo jeediyey dhalliilo dhinaca maammulka iyo baaq ku waajahan in 24-ka saacadood ee innaku soo fool leh xukuumaddu xayiraadda kaga qaaddo guddoomiyahan hore (C/raxmaan Ducaale) sidoo kalena ka waantowdo sida ay sheegeen Aargoosiga xukuumaddu xilligan kula kacayso xubnaha madaxda ka ahaa xukuumaddii hore ee lagaga guulaystey doorashadii Somaliland ka dhacday.Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...