Monday 18 October 2010

 

Waxaa malintii labaad galay mudaharaad weyn oo looga soo horjeedo dowladda itoobiya iyo waliba cutub ay hogaamiyaan Cabdi iley iyo Cabdi fataax sheikh oo labaduba ka tirsan maamulka Melez zanawi oo lagu eedeeyay inta badan in ay xasuuqa ba'ani ka geesteen gobolka soomaalida

Mudaharaadkasi ayaa looga soo horjeeday tacdiyaadka loo geysanaayo shacabka soomaalida Ogaden iyada oo ay goobta mudaharaadka buux dhaafiyeen Masuuliyiinta jaaliyadaha ogaden,Caruur iyo waliba Hooyooyin oo intuba ku qeylinaayay Ereyo kadhan ku ah dowladda itoobiya iyo cutubyo ay kala hogaamiyaan labada masuul ee lagu kala magacaabay Cabdi iley iyo Cabdi fataax sheikh oo la sheegay inta badan in ay gobolka soomaalida ay si joogta ah uga fuliyaan arrimo la xiriiro xabsiyo,xasuuq,barakicinta shacabka dhulkaasi ku dhaqan  Sii Akri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...