Friday 12 November 2010

Beesha Majeerteen oo saluugtay saamiga ay ka heshay golaha wasiira iyo aqoonsiga dowladu aqoon satay maamulka SSC.

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in beesha Majeerteen ay aad uga carootay qaybta laga siiyay golaha wasiirada ayadoo horay u dalbatay in la siiyo ugu yaraan labo wasiir ayadoo ku dooday in aysan u cuntami doonin hadii ka yar la siiyo tasoo ay sabab uga dhigeen in ay ayagu yimiid maamulka kaliya oo taagan ee Darood leeyahay wixii Puntland kusoo aadana ay ayagu xaq u leyihiin qaybinta xubnaha reer Puntland halka aan laga la tashan xubnaha ayadoo nin u dhashay beesha Dhulbahante ee ay saxiibo dhow yihiin madax waynaha uu kaalin wayn ka qaatay in beesha Majeerteen la siiyo hal wasiir aysan xaq u lahayn wa ka baxsan intaa.


Dhanka kale waxaa la sheegaya in Dr Cabdi Karin uu ku guulaystay in jabhada SSC ow la kulan siiyay madaxwayne Shariif si loogu aqoon sado maamul goboleed la mid ah sida Puntland, Soomaliland iyo Galmudug tasoo ku aabuurtay caro wayn beesha Majeerteen oon ayagu donayn in laga hirgaliyo dagaanda u dhaxeeya puntland iyo Soomaaliland hadii ay dhacdo in madax waynuhu u aqoon sado SSC in uu yahay maamul jira ay keeni doonto isku dhac wayn ee u dhex mara dowlada dhexe iyo Puntland oo laga yaabo in Puntland ku dhawaaqdo in ay ka goday Soomaliya inteeda kale. Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...