Sunday 21 November 2010

Ciidamo Ethiopian iyo Gaadiid Dagaal oo Soo Gaaray Balambale

Muqdisho (RBC) Wararka ka imaanaya degmada Balambale ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian iyo gaadiidkooda dagaalka ay soo gaareen degmadaasi ka dib markii dagaalo u dhexeeya Ahlu Suna iyo Shabaab ay ka qarxeen Galgaduud.
Wararka RBC ka heleyso dad degaanka ah ayaa sheegaya in xaley illaa maanta ay soo gaareen Balambale illaa 5 gaari oo kuwa waaweyn ee ciidamada qaada kuwaasoo ay la socdeen ciidamo badan oo Ethiopian ah.
Sida wararku sheegayaan waxaa ciidamada Ethiopianka fariisimo ka dhiteen duleedka Balambale halka qaar kalena ay u soo gudbeen dhinaca Guriceel.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...