Friday 12 November 2010

Labada Shariif oo Liiska Xubnaha ay La Doonayaan Wasiirada Soo Gudbiyey iyo Mr Farmaajo oo Saluugsan (Wararkii ugu Dambeeyey)

Muqdisho (RBC) Dhowrkii maalmood ee u dambeeyey waxaa magaalada Muqdisho la hadalhayey golaha cusub ee wasiirada uu soo magacaabi doono raisul wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo, ka dib markii uu codka kalsoonida ka heley golaha barlamanka KMG.

Hase ahaate wararka ugu dambeeyey ee RBC ka soo gaaraya xarunta madaxtooyada ayaa sheegaya in saddexda masuul, waa madaxweyne Sheekh Shariif, Gudoomiyaha barlamanka Shariif Xasan iyo raisul wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo ay isku afgaran la’ yihiin xubnaha loo magacaabayo golaha xukuumada cusub SII AKHRI

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...