Tuesday 23 November 2010

Lifeline Africa: Tirada Dadkii Ku Dhintay Dagaalada Muqdisho 2009-2010!


Muqdisho (RBC) Shirkada gaadiidka Ambulance ee magaalada Muqdisho oo loo yaqaano Lifeline Africa ayna maamusho shirkada isgaarsiinta Nationlink ayaa maanta soo saartay warbixin ay kaga hadleyso khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhacay Muqdisho labadii sanoo ee u dambeeyey.
Warbixinta had’ada ayaa sheegtay in gaadiidkeeda ambulance ay qaadayeen dhamaan dadka dhaawacyada iyo khasaaraha uu ka soo gaarey dagaaladii ka jiray magaalada Muqdisho kuwaasoo lakala geynayey isbitaalada kala duwan ee ku yaalla magaalada Muqdisho.
Marka la isku daro tirada dadka dhintay iyo kuwa
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...