Thursday 18 November 2010

Magacyada Waiirku xigeenada iyo wasiirudowladayaasha uu magacaabay Raysal Wasaare Farmaajo

Muqdisho (RBC Radio) Wasiir ku xigeennada maanta uu so soobandhigay Raysal wasaaraha ayaa waxaa ku jira rag horay wasiira oga soo noqday xukuumadihii hore, waxa ayna gaarayaan xubnaha uu manta magacaabay Raysal wasaaraha 18 Wasiir ku xigeen iyo 9 wasiiru dowle, kuwaasi oo kala ahaa
Xaaji cali Shiikh Maxamed Nuur,wasiir ku xigeenka wasaarada Garsoorka, arimaha diinta iyo Owqaafta.
Cumar Shiikh cali Idris,wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada
Ibraahim Isxaaq Yerow,wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha Gudaha iyo amniga qaranka.
Muqtaar Shiikh Shuute Shiikh Cali maye,wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada iyo lacagta.
Dasa’uud Cabdi kariim Xaaji Cumar,wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaan dhigga.Sii khri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...