Thursday 25 November 2010

Maxaa ka Jira in Ninkii Talaadadii Lagu Dilay Muqdisho uu La Taliye u ahaa R/Wasaare Farmajo?

Muqdisho (RBC) Waxaa markii ugu horeysay soo baxaya warar isa soo taraya oo ku saabsan geerida nin Soomaali ah oo maalintii Talaadada ee toddobaadkan lagu dilay meel ku dhow xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Warar caawa soo gaaray xafiiska RBC ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ninka la dilay la oran jiray Bashiir Cabdi oo ahaa ganacsade Soomaali ah, mudo dheerna deganaa Minneapolis dhawaana ku soo laabtay magaalada Muqdisho.
Subaxnimadii Talaadada 23-November 2010, abaare 9:40AM ayaa niman hubeysan toogasho ku dileen Bashiir Axmed Cabdi oo markaasi ku sii socday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska Raisul wasaare Maxamed C/lahi Farmaajo. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in rag hubeysan ay geysteen dilka ka dibna ay isaga carareen goobta. Saraakiisha amaanka wax xog ah kama helin arintan.
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...