Thursday 18 November 2010

Maxkamada Xarakada Al-Shabaab ee Gobalka Galgaduud oo xukun dil ah ku fulisay Wiil Dhalinyara ah

Galgaduud (RBC Radio) Maxkamada xarakada Al-Shabaab ee gobalka Galgaduud ayaa xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in uu galay fal kabaxsan shareecada Islaam.
Ninkaan xukunka dilkaa lagu fuliyay ayaa waxa uu ahaa wiil dhalinyaro ah waxaana lagu eedeeyay in uu u galmooday gabar yar oo 6 sano jir ah oo ku nool degmada Galhareeri ee gobalkaasi Galgaduud
.Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...