Tuesday 9 November 2010

Mudane ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka oo sheegay in ku dhawaaqista Xukuumadda cusub ay u xayirantahay…

Mudane ka tirsan Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay in dhismaha Xukuumadda cusub iyo ku dhawaaqidda golaha wasiirada dowladda KMG ay u xayirantahay sida uu yiri khilaaf u dhaxeeya hogaanka sare ee dowladda KMG gaar ahaan Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Xildhibaan C/rashiid Siciid ayaa sheegay in labada Shariif ay isku heystaan sida uu yiri cidda galeysa liiska Xukuumadda cusub ee lagu wado in dhawaan la soo dhiso, wuxuuna xusay xildhibaankani in labaduba aysan wax shaqo ah ku laheyn dhismaha Xukuumadda, ayna aheyd inay faraha uga qaadaan Ra’isul wasaaraha si hadhow loogala xisaabtamo.Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...