Monday 8 November 2010

Qanyare Siyaasi Mise Soor Doon(Part !)

Qeeybta 1aad

 Maxamed Qanyare Afrqax waa magaca u xildhibaanka ku yahay balse Dahir Qanyare ayuu ahaa magacii u qaranka Somaliyeed lacagta kala baxasaday xilli ummadu is wada raacsantahay.

Hantida u la baxsaday waa mida ay noloshiisa oo dhan ku fadhido oo guryo iyo gaadiid shaqo ka sameeystay, taasina waxay keentay in noloshiisu ka fogtahay xalaasha la ina faray inaan ku dhaqano.

Maxamed ama Dahir waa ninba siduu u yaqaan waxa dalka u ku soo noqday isagoo baahan dalka waxaan soo dhaweeyay ganacstada beesha Muruursade ee marka ku sugneeyd Muqdisho.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...