Tuesday 9 November 2010

Ra'iisal wasaare Farmaajo oo shalay kudhawaaqi lahaa Xukuumaddiisa oo markale dib u dhigay (Sababtu)

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) oo dhowaan baarlamaanka ay u ansixiyeen xilkiisa kadib markii uu Madaxweyne Shariif soo magacaabay ayaa waxaa laga sugayay in uu soo dhiso Xukuumad tayo wanaagsan leh.
Wararku waxa ay sheegayaan in maalintii shalay uu qorsheynayay ra'iisal wasaare Farmaajo in uu kudhawaaqo Golihiisa wasiirada hayeeshee waxaa arrintaasi ay noqotay mid socon weysay kadib markii Madaxweyne Shariif iyo Shariif Xasan ay ku qanci waayeen xilalka wasaaradaha habka loo kala qeybiyay.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...