Monday 15 November 2010

Raisul Wasaare Farmaajo oo Maanta Qaabilay Masuuliyiinta SSC

Muqdisho (RBC) Raisul wasaaraha DKMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wafdigii maamulka SSC ee beryahan booqashada ku joogay magaalada Muqdisho.


Kulankan oo ka dhacay guriga raisul wasaaraha ayaa waxaa k qeybgalay gudoomiyaha SSC Suleymaan Axmed Ciise Xaglatoosiye, Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah garaadka guud ee beelaha Sool iyo Yaasiin Tamaad oo ah xoghayaha difaaca SSC.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...