Saturday 25 December 2010

Mas’uuliyiinta Degmada Gaalkacyo Oo La Weeraray Xilli Ay Ku Sugnaayeen Xero Dayax

Cawil@raxanreeb.com
Gaalkacyo (RBC Radio):- Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane C/raxmaan Maxamuud Xaaji iyo wafdi uu horkacayo oo booqanaya xerada Dayax ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa rasaas ooda uga qaadey maleeshiyaad la sheegay in ay yihiin kuwa deegaanka.
Israsaaseyntaasi ayaan geysan haba yaraatee wax khasaare ah, waxaana maleeshiyaadka rasaasta furay oo la sheegay in ay ku sugnaayeen gudaha xero Dayax ay iska hor yimaadeen ilaalada Duqa Degmada Gaalkacyo oo iska caabiyey rasaasta lagu furay.
Weerarka maleeshiyaadkaasi ay ku qaadeen wafdiga Duqa Gaalkacyo ayaa la sheegay in ay ka dambeysay kadib markii maamulka degmada Gaalkacyo oo horkacaya Saraakiil ka socota Hay’ada UNHCR ay isku dayeen in ay dhisme ka hirgaliyaan dhul ku yaala gudaha xero Dayax, taasi oo ay ka biyo diideen maleeshiyo sheegatay in ay dhulka leeyihiin.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...